Share Video

Download Video: Click Here (save as ***.flv) | Real Player or any FLV Player Required

Permalink:

Embed Code:

Dalmarow Says:

Feb 28, 2008 - Great video The somaliland Diid got karbashed loool

KB24Ibrahim Says:

Feb 29, 2008 - waar waxan hadlayaa maa maryo aloolkiibaa

kulmiye008 Says:

Mar 3, 2008 - Wax tol kala gaadhay duubideedu waxkasoo qaad maleh, ilaahayna waxaan tolkay uga rajaynayaa inaanay dib usoo marin quluubtoodana alle isu soo jeediyo.

somalilander4ever Says:

Mar 4, 2008 - siciid horta sxb in aad waxan soo galiso may ahayn,dadkuse wuu dagaalamaa waanu is dilaa , markaa imika ma haboona inaad waxan la shirtimaado, ka saar, hadii kale cajaladuu Habaryoonistu duubtay ayaan soo galin doonaa haba lagukala guuree lool

rabasoman Says:

Mar 24, 2008 - waa nin aan si caadiya u fikirayn oo caqligiisu dacaiif yahay ninka waxan soo galiyay meeshawaar meesha kala bax nacnacda nin wayn baad taheewixii laga tagay sanado ka hor meesha ha soo bandhiginee

Dalmarow Says:

Apr 21, 2008 - somalilander4ever bal soo geli Taad haysid, waxani waa Tarikh mudane lolz... wa hadaad wax haysid?

burco99 Says:

May 9, 2008 - This is the past yes we had a fight between us but we relaized that with Guns we wont go anywhere, unlike our brothers in the South they need to look at how we made Peace in Somaliland, they need to learn form there brothers in the North only that way we will creat a better futuer for our people.Learn form you past.

werdiking Says:

May 15, 2008 - inaadeerow tani waa taarikh markaa tarikhda waxaynu u akhrisanaa ama u baranaa inaan ku cibro qadano hadii ay xumayd iyo hadii ay wacnayd ba. markaa hadii ay xumayd waxaa fican inaaney markale dhicin oo laga fejignaado hadii kalena oo ay wacnaydna la iskudayo in hadana lasameeyo.viva s/lallah mahadleh

suusleyare Says:

Oct 9, 2008 - kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkalla miskiinsanaa MARYAALOOLKU HABARYOONIS WAA DAWLAD

azooozi07 Says:

Nov 13, 2008 - ma maantaysibakhti ku faanayaan inay ka saareen habaryoonis walaal waa la ogyahay meeshan lagu dagaalamayaana waa daanta bariga burco(barmuudana) waa la ogyahay ragii ku cunay siciidow maalintii la heshiiyay waatii habarjeclo lacagta lagu gu soo tusayey guryahooda long live habaryoonis libaaxyada hornka